(Sawirro) RW Rooble oo London kulan shiray Mss. Alice Albright iyo xubno la socday

Ra’isul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo uu weheliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa magaalada London kulan kula qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee  Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada. labada dhinac ayaa ka wada hadlay horumarinta mashaariicda waxbarashada Soomaaliya iyo istiraatijiyadda taakuleynta waxbarashada Soomaaliya ee shanta sano ee socota. Wasiirka Waxbarashada Somalia oo kulankaas ka dib warbaahinta … Continue reading (Sawirro) RW Rooble oo London kulan shiray Mss. Alice Albright iyo xubno la socday